Somalia’s current geopolitical state is dire and unfortunate. It is the result of what ethnic Somalis living in the horn have ...
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda oo kaashanaysa shacabka Soomaaliyeed ay dadaal xoogan galisay ilaalinta qarannimadda ...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortagay labada Gole ee Baarlamaanka ayaa u jeediyay khudbad uu uga hadlay muhiimadda ay leedahay in laga hortago ...
Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, ...
Hay’adda Duullista Rayidka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Duullimaadka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan ...
Xubnaha Mucaaradka siyaasadeed ee dalka ayaa oggolaaday in ay wadahadal la yeeshaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka ...
Dalka Eretareeya ayaa isaga baxay xubinnimada urur goboleedka IGAD, Xukuumadda Asmara ayaa ururkaan ku eedeysay in uu yahay mid istaraatiiji la’aan ah isla markaana aanay waxba ka qaban arrimaha ...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Puntland Allaah ha u naxarstee Jaamac Cali Jaamac, oo habeenimadii xalay geeriyoodey.
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, Cali Cabdi Maxamed Shiino, ayaa ku dhawaaqay in Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir la qaban doono bilowga sanadka 2026. Guddoomiyaha ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay sharciga dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, kaddib markii labada Aqal ee ...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo muddooyinkii dambe caadaystay aflagaadaynta Mas’uuliyiinta iyo Dalalka kala duwan ee Caalamka ayaa maanta usha la dul istaagay Hoggaamiyaha Yurub isaga oo ku ...
Ruushka ayaa sii waday weerarradiisa cirka ee Ukraine xalay, saacado kadib markii madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky uu sheegay inuu “wadahadal aad u miro-dhal ah” oo qadka taleefoonka ah uu la ...