Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo shir aan caadi ahayn yeeshay ayaa soo saaray mowqifkooda ku aadan go’aanka Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland.
Benjamin Netanyahu, the Prime Minister of Israel, who is wanted by the International Criminal Court for war crimes and crimes ...
Qaraxa oo sida lagu soo warramayo ka dhashay miino nooca dhulka lagu aaso ah, ayaa maanta ka dhacay wadada cusub ee xiriirisa ...
Taliyihii guutada Afmeer Col. Sakariye Aadan Cali iyo shan askari oo kale ayaa dhaawac soo gaaray, kaddib markii is-rasaaseyn ...
Dilka waxaa la sheegay in uu geystay askari ka tirsan ciidamada daraawiishta Puntland, kaas oo aan weli gacanta lagu dhigin, ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo wax ka ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa duulimaadyada, waxbarashada iyo isku-socodka dadka & gaadiidka magaalada Muqdisho hakisay maalinta khamiista ee todobaadkan oo loo muddeeyey doorashada qof & cod ee ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta safar ugu baxay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo la sheegay in uu ku lug lahaa shirkii mucaaradka ee ku soo gabagaboobay Kismaayo.
Key participants in Kismaayo summit, from left: Senator Abdirahman Farole, President Deni, President Ahmed Madobe, President Sharif, former PM Abdi F. Shirdon, former PM Hassan Ali Kheire and Former ...
Shirkii Kismaayo ayaa xalay soo xirmay, iyada oo lagu heshiin waayay qaab-dhismeedka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ku ...